Wednesday, 26 March 2014

Sidaan si dhaanta


Aad ayaan u jeclahay dhalinyarada dalkeyga

Waxaan aad uga xumahay dhibka lagu hayo dhalinyarada somaliyed iyo midka ay isku hayaan naf ahaantoda, waxaan talo ahaan usoo jeedin lahaaa dhalinyaro aan is garabsano oo aan isu taagno humarinta dalka iyo dadka

WAAN LAYAABAY

WAXAN USOO JOOGNAY IN QOFKA MASUULKA AH INTA UUSAN XILKA QABANIN UU U MUUQDO QOF AAD UGU DHEERTAHAY WADANIYADU, BALSE WAXAN AAD ULA YABAA QOFKA MARKA UU XILKA QABTO ISBADALKA KU YIMAADA MAXILKA AYAA SIDAA AY TAHAY CAADADIISU MISE QOFKA AYAA SHAQSIYADII KA TAGO OO U WAREEGA DABCI KALE OO U QARSONAA WAAN LAYAABAY RUNTII ANIGU